Muuse Biixi oo kulan xasaasi ah la qaatay wafdi ka socday dowlada Kenya (Sawirro)

Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi xalay qasriga madaxtooyada ku qaabiley wefdi ka socday dalka Keyna, weftigaas oo ka koobnaa xildhibaano, siyaasiyiin maalgashadayaal iyo xubno kale oo muhiim ah. Waftigu waxay Madaxwaynaha Somaliland soo gaadhsiiyeen Salaan ay uga sideen Madaxwaynaha dalka Kenya, Mudane Uhuru Kenyatta, Imaatinka waftiguna waxa uu daba socday waftiyo dhawr ah oo … Continue reading Muuse Biixi oo kulan xasaasi ah la qaatay wafdi ka socday dowlada Kenya (Sawirro)